KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Heshiiska ayaa waxaa ay Labada Dhinac galeen 28-tii Bishii Augusto, waxaana uu ka koobnaa ilaa 23 (Labaatan iyo Saddex Qodob) oo ay ugu Muhiimsanayeen in Garoonka iyo Dekedda Magaalada Kismaayo lagu Wareejiyo Dowladda Federaalka Soomaaliya Lix Billood kadib.
Waxaa sidoo kale Qodobada Heshiiskaas ugu Muhiimsanaa in Maamulka KMG ah ee Jubba Mudadiisa ay gaareeyso Labo Sano.
Hadaba Maanta oo ah Maalintii Heshiiska uu ku ekaa ayaan waxaa muqan Dhaqan galka Heshiiskaas lagu galay Dalka Itoobiya oo Labada Dhinac ay wada Gaareen.
Qaar kamid ah Siyaasiinta iyo Bulshada Qeybaheeda kala Duwan oo ay Keydmedia Online la hadashay ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.