Duqeyn ku socota Kismaayo

Kismaayo (KON) - Maraakiib dagaal oo ku suggan nawaaxiga xeebaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobbolka Jubbada Hoose ayaa duqeyn ku Haaya Daqiiqadaan Magaalda Kismaayo.
Warar Keydmedia Online

Wali Ma cada Khasaaraha ka dhashay Duqeyntaasi iyo Xaafadaha ey ku dhaceen Madaafiicda.

Warbaahinta Keydmedia ayaa markasta idiin soo gudbin doonta wararka xaqiiqada ah ee magaalada Kismaayo iyo gobbolada Jubbooyinka.

Wixii Faahfaahin ah Fillo dhawaan

Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.