KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
R/wasaaraha Ethiopia Xeylo Maryam ayaa yiri “Ethiopia diyaar waxaay u tahay iskaashi iyo Isfaham dhexmara Labada Dal oo Dariskaa iyo isdii ay ugu soo celin lahayeen Nabada Geeska Afrika loona Abuuri lahaa Nabad waarta Dalka Soomaaliya“.
Kenya iyo Ethiopia ayaa ka mid ah Wadamada Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya kuwaasoo la sheego in ay garab military siinayo Dowladda federaalka Soomaaliya, waxaayna Soomaaliya ku soo galeen, Ethiopia oo Qabsashada Soomalia u soo horkacay Col. C/llahi Yusuf Axmed iyo Kenya oo ay soo hogaanshee Dagaal Oge Gaandi iyo Axmed Madoobe oo isku Heyb ka soo jeeda.
Keydmedia Online
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.