KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Saraakiisha Yaman ayaa shaaciyay in gaari ay saarnaayeen muwaadiniin Soomaali lagu rasaaseeyay bar kontorool ah ay ku sugnaayen Ciidamada amaanka wadankasi yemen.
Ilaa hadda inta la xaqiijiyay labo kamid ahaa rakaabkii saarnaa baabuurka la rasaaseeyay ayaa dhintay, halka ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen dadkii kale.
Dalka Yaman ayaa kamid ah wadamada ugu horeeya ee ay dhibaatooyinka ay muwaadiniinta Soomaaliyeed ay kala kulmaan marka ay tahriibayaan.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.