KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
“Dowladaha daneeyaya wanaajinta xaalada Soomaaliya kadib dood dheer waxa ay isku raaceen in hey’adaha dowlada hal sano oo wada jir ah loo kordhiyo, hasa yeeshee waxa ay ku xireen in Soomaalida madaxdeedu ay isla ogolaadaan waxaaana taas hor taagan Shariif Xasan oo doonaya in golaha wasiirada dad uu wato loogu daro hadii kale aan waxba kasoo naasa cadaaneyn hadalka dowladaha dhex dhexadinta wada,” Farmaajo ayaa yiri.
Maxamed cabdullahi Maxamed Farmaajo waxa uu sheegay in Hohaamiye kooxeedka casriga ah uu wali doonayo in uu kursigiisa ku sii fadhiyo dalka xukunkiisana lawareegaan kuwii soo qasayaya labaatankii sano ee tagtay.
Farmaajo ayaa, dhanka kale, waxa uu xaqiijiyay war horay ay u tebisay Keydmedia oo ahaa in kulankii bishaan 12-keeda lagu weday in uu Muqdisho kadhoco dib loo dhigay ilaa dhamaadka bishaan.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.