KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Feeriistaha oo wax ku feereynayay feera si aad ah u kulul oo qaac badan bixineysa sababa laxariira ku leelka oo kabatay ayaa waxa uu ahaa mid aan wax badan maqlin waxaana gabar ugu timid in uu dhar u fereyo ay layaabtay sida uu wax yeelayo waxa ayna u qortay warqad yar oo ay ugu sheegeyso in uu isdejyo, iyada oo garabka uga dhejisay, hasa yeeshee warqadii markii uu aqriyay ayuu kasii daray oo uu sii laba laabay qaabkii uu u bood bootinayay feerada.
Dad badan ayaa soo istagay daaqada guriga uu wax ku feereynayay waxa ayna istuseen ninkaan cajibka leh, iayaga oo qoslaya dhaman ayeeyna goobtii isaga dareereen, iyada oo qaarkood ay isu sheegayeen in ninkaani uu jaamacad uga soo baxay qaabka feerada wax loogu fuliyo.
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.