KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegey in Odaayaasha Reer Muqdisho ay ku Fashilmeen in ay ka qeyb qaatan oo ay ka qeyb qaataan Nabad ka dhalinta Magaalada Muqdisho.
Tarsan waxuu hadalkiisa Raaciyey in aysan Ciidamo kaliya ku filneyn Sugida Amaanka oo loo baahanyahay in la iska kaashado qatarta Argagixisadu ku heyso Bulsha Gobolka Banaadir,
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.