KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Taliyahaan cusub ee uu Dagaal-ooge Gaandi magacaabay ayaa lagu magacaabaa Ismaaciil Saxardiid waxaana uu kamid yahay ragga uu sida aadka ah ugu kalsoonyahay dagaal-ooge Gaandi.
Xafladii Taliyahaan cusub lagu magacaabayay oo ka dhacay Magaalada Libooyo ee gobbolka Waqooyi Barri Kenya ayaa waxaa uu Gaandi Taliyahaan cusub uu kula dar daarmay inuu si wanaagsan oo karti ku dheehantahay uu u guto xilkiisa.
Ismaaciil Saxardiid oo hadda wixii ka dambeeya hogaamin doona Ciidamada Gaandi ayaa waxaa uu beel ahaan uu u dhashay beesha Ogaadeen oo uu ka soo jeedo Gaandi.
Keydmedia.net kala soco warar xogg iyo xisho wata.
Keydmedia.net - Xafiiska, Kismaayo
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.