KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Agaasimaha oo la hadlay Warbaahinta ka hadlay Qorshaha Cusub ee Galmudug.
Nuur Xasan Xuseen ayaa tilmaamay in ay arrintan qeyb ka tahay dedaallada ay ku xaqiijinayaan amniga shacabka ku nool deegaannada hoos taga maamulkooda.
"Baabuur aan taargad laheyn insha Allah hada kadib kuma arki doono Dariiqyada Galmudug" Ayuu yiri Nuur Xasan Xuseen.
Siduu sheegay Agaasimaha wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka ee Galmudug, Lacagta lagu sameynayo Taargada ayaa noqon doonto 150 Dollar, iyadoo wadaha gaarigana la siinayo ruqsad gaari wadis.
Keydmedia Online - Xafiiska Gaalkacyo
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.