KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dagaalka oo xalay dhacay ayaan la garaneyn qasaaraha inta uu la egyahay uu geestay.
Dagaalka waxa ka qeyb qaatay ciidamada Kenya ee Kismaayo ku sugan iyo kuwa maleeshiyada Axmed Madoobe ee Raaskambooni.
Dadka degaanka ayaa shegay kaliya in ay maqlayeen daryanka rasaas iyo madaafic xoogan, waxaana la sheegay in 2 kamid ah Ciidamada Raaskambooni ay ku dhinteen Dagaalkaas.
Maleshiyada Al-shabab ma ahan markii ugu horeysay ay weeraro ka geestaan Garoonka Iyo Jaamacada Magaalada Kismaayo.
Keydmedia Onlien - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.