KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wareegta ka soo baxday Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay kadib markii howl qabad la’aan ay wajaheen wasiiradii hore iyo shaqaalahooda ay madaxtooyada Galmudug go’aansatay in la kala diro xukuumada.
Waxaa lagu sheegay wareegtada ka soo baxday madaxtooyada in dhawaan la soo magacaabi doono gola wasiiro oo waxtar leh.
WWW.KEYDMEDIA
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.