Gollaha Wasiiradda oo lagu dhawaaqay

Mudo bil ka badan ayaa laga sugayay Rooble inuu ku dhawaaqo Gollaha Wasiiradda, oo la sheegay inuu caqabad kala kulmay Farmaajo, kadib markii uu ku amray inuu soo celiyo wasiiro hore.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa goordhaw ku dhawaaqay Gollahiisa Wasiiradda cusub, kuwaasoo ay ku jiraan xubno u badan Wasiiraddii lasoo shaqeeyay Khayre, oo xukuumadiisa la riday 25-kii July 2020.

Liiska Gollaha Wasiiradda, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.