KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari ayaa wuxuu sheegay in halkaasi uu u tagay sidii uu u soo arki lahaa xaalada dadka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanaasi.
Jawaari ayaa wuxuu sheegay in uu kulamo la qaadan doono masuuliyiinta Soomaalida ee Kilinka Shanaad ee Soomaaliya.
Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in haatan isbadal weyn laga dareemayo magaalada Jigjiga, markii laga eego xaga amaanka iyo waliba dhismaha magaalada.
Keydmedia Online xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.