Guriga Gudoomiyaha KMG Kismaayo oo la weeraray

Kismaayo (KON) - Waxaa Xalay Kooxo Hubeysan Bambooyin ku weerareen Guriga Gudoomiyaha KMG Kismaayo C/laahi Khadaan oo ku yaala Xaafada Guul Wade ee Kismaayo.
Warar Keydmedia Online

Weerarkaan ayaa oo la adeegsaday Bambooyinka gacanta ayaa waxba kasoo gaaarin Gudoomiyaha.

Ciidamada Dowlada ayaa soo dhoobtay Guriga Gudoomiyaha , iyagoo xiray dhamaan wadooyinka soo galagurigaasi.

Lama yaqaano Kooxda ka dambeesay Weerarkaan

Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.