KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Arintaan ayaa waxay timid xili uu hoos u dhac balaaran uu ku yimid Sarifka Dollar-ka Suuqyada magaalada Muqdisho maalmihii ugu danbeeyay, isla markaana cabasho badan ay ka imaanaysay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.
Ganacsatada ayaa sheegaya in raashinka iyo Dollarka uu haatan isla socdo xili maalmihii la soo dhaafay uu raashinka qaali ahaa Dollar-kana uu hoos u dhac ku yimid.
Hoos u dhacan ku yimid qiimaha raashinka ayaa waxaa soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo ay saameyn adag ku yeelatay sicir barar baahsan oo maalmihii la soo dhaafay ka jiray suuqyada Muqdisho, kadib markii uu hoos u dhacay qiimaha Dollar-ka.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.