Jaamacadda Simad oo xaflad qalin jabin ku qabatay Zoom-ka

Jaamacadda Simad ayaa maanta xafladda qalin-jebinta ee Dufcadda 16-aad ku qabatay aaladda fogaan aragga ee Zoom-ka loo yaqaan.

Warar Keydmedia Online
Jaamacadda Simad oo xaflad qalin jabin ku qabatay Zoom-ka

MUQDISHO, Soomaaliya - Jaamcaddu waxa ay qorsheesay in xafladda lagu qabto Xarunta Dhexe oo ku taalla Jid-ka Warshadaha hayeeshee saameynta caabuqa saf marka ah ee COVID-19 dartii ayaa loo bedalay hanaankaii hore.

Xafladdan oo ardayda ay kala qeyb galeen madax uu ka mid yahay wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa aya noqoneysa tii ogu horreysay oo qalin qabin ah oo ka dhacda aaladda Zoom-ka oo Simad iyo Jaamacadaha kale ee Muqdisho ku yaalla qabtaan.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.