KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Kadib iscasilaadii Ra’iisul wasaarihii hore ee Jabuuti Dileita Mohamed Dileita ayaa Maantay waxaa la magacaabay R/wasaare CUsub lana badalay Wasiiro ka tirsan Golaha Wasiirada.
Cabdulqaadir Kaamil ayaa muddooyinkii dambe ahaa wasiirka difaaca dalkaasi Djibouti.
Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Jabuuti:
Raysalwasaare : Abdoulkader Kamil Moh
Wasiirka Cadaalada : Ali Farah Assaoweh
Wasiirka Maaliyada Iyo Warshadaha: Ilyas Moussa Dayaleh
Wasiirka Difaaca: Hassan Darar Houffaneh
Wasiirka Arimaha Dibada Ahna Afhayeenka Xukuumada: Mohamoud Ali Youssouf
Wasiirka Arimaha Gudaha : Hassan Ahmed Robleh
Wasiirka Qorshaynta: Bodeh Ahmed Robleh
Wasiirka Caafimaadka: Dr Kassim Issak Osman
Wasiirka Waxbarashada: Dr Djama Elmi Okieh
Wasiirka Tacliinta Sare Iyo Cilmi Baadhista: Dr Nabil Mohamed Ahmed
Wasiirka Beeraha Iyo Khayraadka Dalka : Mohamed Ahmed Awaleh
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta: Aden Hassan Aden
Wasiirka Macdanta Iyo biyaha: Ali Yacoub Mahamoud
Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta : Ali Hassan Bahdon
Wasiirka Shaqada: M Abdi Houssein Ahmed
Wasiirka Hawlaha Guud iyo magaalaynta : M. Mohamed Moussa Ibrahim Balala
Wasiirka Haweenka Iyo Qoyska Iyo Xidhiidhka Bulshada : Mme Hasna Barkat Daoud
Wasiirdawlaha arimaha dibada: Ahmed Ali Silay
Wasiirdawlaha Wasarada Maaliyada: .Hassan Ahmed Boulaleh
Xoghaya Guud Ee Dawlada : mme Zahra Youssouf Kayad
Xoghaya Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta : Mme Amina Abdi Aden
Keydmedia Online - [url=http://www.keydmedia.net]http://www.keydmedia.net[/url] | Xafiiska Hargeysa
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.