KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxaa loo dhaariyay madaxweynaha koonfurta Suudaan Zulfakhir oo ahaa hogaamiyihii reer koonfureedka ee badalay John Ground oo ahaa hogaamiyihii reer koonfureedka ee bilaabay wada hadalka maanta natiijadiisa la gurtay.
Wadooyinka waa weyn ee magaalada JUBBA ayaa laga dareemayay fantisiyaha iyadoona ay ka qeyb galeen munaasbada looga dhawaaqayay DALKAASI cusub madax kale duwan oo caalamka ka socota kuwaasoo shacabka iyo madaxda reer koonfureedka ku marxabeynayay guusha ay gaareen.
Waxaa jira wali muran iyo rabshada u dhaxeeya labada suudaan oo ku aadan arimaha xuduuda iyo xaalada kale oo labada dhan u dhaxeeya, waxaana la rajeynayaa in xaaladahaasi la dhameeyo dhawaan.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.