Kenya oo ku fashilantay wixii ey ugu yeereen la Dagaalanka Al-Shabaab

Nairobi (Keydmedia) - Maqaalkan halkan ku lifaaqan waxaa soo Qortay Suxufiyad aad ugu kuurgasha hawgalka Ciidamada Kenya ay ka Wadaan Jubbada Hoose una bixiyeen la Dagaalanka Al-Shabaab.
Warar Keydmedia Online

Guuladarro ayaa halkaas laga muujinayaa, waxaana muuqata in Kenya ayna sii wadi doonin Dagaal markiisi horaba si Qalad ah ku bilowday, oo aan Dhaqaale loo hayn lagu guulaysan karin.

Hadda waxaa muuqataa in Dhaqaale lagu biixiyey in Ciidanka Kenya ay Al-Shabaab weeraraan Sabab la

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.