KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
RW Kheyre ayaa kusoo aadan Muqdisho, waxaana la filayaa in uu ka hadlo Xil ka qaadista lagu sameeyay Xukuumaddiisa.
Ra'iisul Wasaare Kheyre ayaa kasoo duulay Dhuusamareeb, isagoo kusoo jeeda Muqdisho. Waxaa lagu waddaa Kheyre inuu ka hadlo go’aanka Gollaha Shacabka, ee ku aadan kalsooni kala noqoshadda Xukuumadiisa.
Arintaan kala soco bogga LIVE-ka ah oo aan u sameynay Maanta
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.