Kheyre oo xalay lagu soo dhaweeyay Nairobi

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa xalay gaaray Nairobi. 

Warar Keydmedia Online
Kheyre oo xalay lagu soo dhaweeyay Nairobi

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.

Kheyre ayaa ka soo duulay magaalada Jabuuti, wuxuuna safarkiisa qeyb ka yahay ololaha doorasho ee uu ka wado dalalka deriska la ah Soomaaliya.

KEYDMEDIA ONLINE 

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.