KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib weerar ay ku soo qaadeen Kooxo Hubeysan Fariisimo ay Ciidamada Kenya iyo kuwa Kooxda A/Madoobe ee Kismaayo qabsaday ay ku leeyihiin Halkaas .
Dadka ku sugan Kismaayo ayaa sheegay in la Maqlayay Madaafiic iyo Hubka Gilgilay darafta hore ee Magaalada, waxaana Dadka Rayidkaa ka soo gaaray khasaaro 3 Qof oo dhaawac ah iyo 6 Guri oo Madaafiicdu haleeleen.
Kismaayo ayaa noqotay Goobo Dadka lagu waxyeeleyo mana jirto cid Magaca Dawladda uga hadashay dagaaladas Shacabka Reer Kismaayo Maalin walba ku socda.
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.