KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wararaka Kismaayo naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Dadka la dilay ay ahaayeen Dad Shacab ah.
Seddexda Ruux ee Kismaayo lagu Dilay ayaa mid kamid ah ,waxaa lagu Dilay Xaafada Farjano, halka Labada kale lagu Dilay Xeebta Magaalada Kismaayo.
Goobjooge ayaa Keydmedia Online u sheegay in Saddexda Ruux ee Magaalada lagu dilay, lala xariinayay Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada, islamarkaana lagu Qaarajiyey Max’ed Furre oo Horjoogeyaasha Raas kambooni ka mid ahaa.
Magaalada Kismaayo ayaa tan iyo markii Raas kambooni iyo Ciidamada Kenya ay Gacanta u gashay ayaa waxaa Dilalka loo geysanayo Dadka Shacabkaa waxey iska noqdeen Caado.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.