KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Kenya waxa ay shegtay in Al-shabab ay kamid noqotay 46-koox oo qey ka ah kooxaha danbiyada ka geesta wadankaasi kenye iyo sido kale bariga qaarada Afrika.
Masuul ka tirsan dowlada Kenya ayaa sheegay in kooxda Al-shabab ay muqaalo cusub oo danbiyo ay kaga geesanayso wadanka Kenya iyo gobolkaba ay lasoo baxday.
Gudi u qaabilsan Kenya diiwan galinta falalka danbiyada ayaa sheegay in kooxaha lagu eedeyo inay yihiin argagexiso in ay xiligaan ay wadaan bur burin iyo dhibaateyn ay u gesanayaan hantiada wadanka kenya iyagoona tilmaamay inaan la aqbali karin.
Ninka ugu sareya ee sharci dajinta wadanka Kenya aya shegay in dagaalamayaasha Al-shabab ay xiligaan ay dagaladooda ay kusoo baahinayaan degaanada ku dhirirsan soodinta Somalia iyo Kenya ay wadagaan.
Masuuliyinta wadanka Kenya aya shegay in maleeshiyaadka Al-Shabab unugyo cusub ay ka sameeysteen caasimada wadanka Kenya ee Nairobi.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.