KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maxaabiistaan la siidaayay oo markii hore ay Maleeshiyaadka Shabaabka ay si sharci dara ah ku soo qabteen ayaa soo dhaweeyay in la siidaayo.
Waxaa sidoo kale jira Maxaabiis kamid ahaa kuwii xabsiga Afmadow ku xirnaa oo loo wareejiyay dhanka magaalada Kismaayo, ayadoona maxaabiistaasi lagu sheegay inay yihiin waxa ay shabaabku ugu yeereen kuwo dambiyo waaweyn galay.
Keydmedia.net - Xafiiska, Kismaayo
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.