KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maleeshiyaadkaan ayaa doonayay iney Dad xoolo dhaqato ah xoolahooda dhac u geystaan, waxeyna meshaas ku dileen Labo ruux.
Deegaanka Jiracle ayaa 55 KM u jira Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Dadka Deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Labo Qof lagu dilay meshaas ugu yaraan 10 kalenah lagu dhaawacay kadib markii ii diideen iney dhiibaan Xoolahoodi.+
Keydmedia Online - Xafiiska Baladweyne
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.