KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Marxuumka ayaa lagu dilay Xaafada Howlwadaag, waxaana la sheegay in ay Dilkaas fuliyeen Niman Afka u duubanyahay.
Saddex nin oo bistoolado ku hubeysan, kuwaas oo markiiba goobta ka baxsaday ayaa fuliyeen Dilka Xuseen Cilmi Ibraahim.
Wali ma cada sababta iyo cidda ka dambeysa dilka afhayeenka.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.