KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Kulanka oo ay ka qayb galeen Masuuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa Saacadao qaatay waxaana si wayn loo la faguray sidii amaanka gobalka loo adkeen lahaa.
Gudoomiyaha Gobalaka Hiiraan oo ugu horeen madasha ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in Gobalka hiiraan loo baahan yahay inlaga dhigo gobalka ugu nabada badan Wadanka Somalia taasna ay ku imaan karto wada shaqeen shexmarta shacabka ku nool Gobalka hiiraan.
Odayaal iyo Waxgarad Kulankaan ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in gobalka uu haatan marayo xili soo kabasho ah oo uu ka soo kab sanayo coladahii soo maray Hiiraan.
Kulanka la xariiira amanaka ee maanta ka dhacay Baladwayne ayaa waxa uu ku soo beeg ma hayaa xili Magalada Baladwayne ay ka socdaan hawl gal lagu sugayo amaanka .
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.