Kulanka BF oo furmay iyo Wasiiro hortegay

Waxaana fadhiga Gollaha Shacabka, oo kulankooda uga socda Villa Hargeysa ku sugan Wasiirada Amniga Maxamed Abuukar Islow iyo Xasan Cali Maxamed Amardanbe.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa kulankooda 15aad uga furmay maanta Xarunta Villa Hargeysa oo ku dhex-taallo Madaxtooyadda, waxaana looga yeeray fadhiga Wasiiradda Amniga Maxamed Abuukar Islow iyo Xasan Cali Maxamed Amardanbe.

Waxaa guddoominaya Guddomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka C/weli Sheekh Ibraahim Muudey, iyadoo Ajendayaashu yihiin Akhrinta koowaad Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Akhrinta koowaad ee Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka.

Wixii kasoo baxa Kulanka, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.