KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Lacagta la gubay ayaa laga soo ururiyay ganacsatada deegaanka iyadoona talaabadaasi ay ka danbeysay kadib markii ganacsatada ay diideen lacagu fara badan oo ay ku soo rogeen maamulka halkaasi ka taliya.
Dadka lacagtooda la gubay qaarkood ayaa sheegay in ay tani aad uga xun yihiin isla markaana ay ka dalbanayaan maamulka sare ee kooxaha halkaasi ka taliya in ay soo fara galiyaan arinkaasi.
Talaabooyinka ceynkan oo kale ah ayaa mudooyinkanba ka jiray deegaanada ay ka taliyaaan kooxaha dowlada ka soo horjeeda.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.