KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
M/weynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in kaliya laga bixinayo Shacabka Dhismooyinka ay ku shaqeyneyso Dowladda Soomaaliya balse aanu ku jirin kuwa iminkadaan aan loo baahneen.
“ Dib ayaan uga noqonay Go’aankii qaldanaa ee ka saarista Dhulka dowladda Shacabka” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Dhawaanahaan ayaa waxaa Cabasho Xoogan ay ka soo yeereysay dadka Shacabka ah ee Degan Dhismooyinkii Dowladda kuwaasi oo lagu amray in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isaga guuraan.
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.