KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
"Xaqiiqan hada aad bay u yaraadeen falalkii burcad badeenimada ee lagu beegsan jiray Maraakiibta u raran ganacsatada Soomaalida, taana waxaan is leeyahay waxay timid kadib markii Maamulka Dakada uu u ogolaaday in ay isticmaalaan hub sharciyeeysan kaa oo ay isaga baacin karaan burcad badda" ayuu yiri Mr Xasan Maareeyaha Dakadda.
Laba bilood ka hor ayeey aheyd markii Ganacsato Soomaaliyeed oo shir ku qabatay Muqdisho ay qayla dhaan tii ugu xooganeed ka muujiyeen falalka burcad badeednimada ah ee lagu qafaasho Maraakiibta shixnada u sida Ganacsatada Soomaaliyeed.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.