KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Al-Shabaab ay doonayeen in ay dilaan shaqaalo ka shaqeeya gar gaarka kuwaasi oo ay ku weerareen gaari miineesan.
Wuxuu sheegay madaxweynaha in Al-Shabaab ay ku fashilmeen weerarkaasi shaqaalihii ay weeraeena hay’adaha amaaka ayaga oo badqaba ay geeyeen hotelkii ay daganaayeen.
Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay in Al-Shabaab ay dhibaato weyn ku yimiin amaanka, wuxuuna ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan ciidamada amaanka.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.