Madaxweynaha ku xigeenka Suudaan oo Muqdisho Soo Gaaray

Muqdisho (KON) - Wafdi ballaaran oo uu hogaaminaayo Madaxweynaha ku xigeenka Dowladda Suudaan ayaa goordhow ka soo gaday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.
Warar Keydmedia Online

Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa safarkiisa ku waheliyo xubno kale oo Dowladda Suudaan ka tirsan, waxaana ay maanta ka qeyb gali doonaan munaasabada Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya ee maanta Muqdisho ka dhaceyso.

Dhanka kale waxaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho wafddi uu isna hogaaminaato Ra

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.