KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Shirkaan oo mudo socday ayaa waxaa ka soo qeyb galay wadoo badan oo daneeya arrimaha dalka Soomaaliya.
Gabagabadii shirkaas Ankara waxaa la soo bandhigay qorshe cusub oo la doonayo sidii lagu hormarin lahaa Ciidamada xoogga dalka iyo dib u dhiska dalka, waxaana qorshahaasi soo diyaariyay Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga.
Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa sheegay in qorshahaasi cusub ey si weyn u taageereen dhinacyadii ka qeyb galayay shirka lagu soo gaba gabeeyay magaalada Ankara.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.