Maleeriya ka dilaacday Gobalka Hiiraan

Warar dhanka Caafimaadka la xiriira oo ay Warbaahinta Keydmedia.net ka heleyso Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in gobalkaasi xiligan gobalka Hiiraan uu ka dilaacay cudurka Maleeriyad.
Warar Keydmedia Online

Wararku waxa ay sheegayaan is isbitaalka Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan xiligan ay jiifaan 40 qof oo la xanuunsaneysa Maleeriyada, sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirta Gobalka.

Tani ayaa waxa ay ka danbeysay kadib markii dhawaan halkaasi uu ku  fatahay wabiga Shabeele isla markaana uu ka da

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.