KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dagaalka yaa yimid kadib markii Maleeshiyaadka kooxda Shabaab oo doonayay inay si xoog ah ku qataan dhul Beer ah ay dadka deegaanka ka dhiidhiyeen sidaasna uu dagalka ku qarxo.
Inkastoo ay warar kala duwan ka soo baxayaan khasaaraha dagaalka ayaa haddan wararka ay Keydmedia helayso waxaa ay sheegayaan in ilaa 3 qof oo 2 kamid ah ay yihiin Maleeshiyaaka Shabaab ay ku dhinteen dagaalka, halka dhaawacuna uu yahay labo qof.
Xaalada ayaa hadda deggan, waxaana meesha laga saaray Maleeshiyaadkii kooxda Shabaabka ee doonayay inay boobaan hantida dadka deegaanka Garraay oo 7km dhinaca Waqooyi ka jirta degmada Janaanle
Wixii ku soo kordha kala soco [url=http://www.keydmedia.net]http://www.keydmedia.net[/url]
Keydmedia.net -Xafiiska,Kismaayo
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.