Maleeshiyaadka Raaskambooni oo Nin rayid ah ku dileen Kismaayo

Kismaayo (KON) - Waxaa Maantay Magaalada Kismaayo gaar ahaan Xaafada Shaqaalaha lagu arkay Meyd Nin rayid ah oo ey dileen Maleeshiyaadka Raaskomabooni.
Warar Keydmedia Online

Ninkaan oo aan la Aqoonsan ayaa Ciidamada Raaskambooni ku dileen Bartamaha Magaalada.

Falalka Dilka ah ayaa waxey Magaalada Kismaayo kusoo bateen markii Maleeshiyaadka Raaskambooni soo galeen Kismaayo.

Waxaa kaloo Dadweynahu ka cabanayaan in Maleeshiyaadkaas ey Jidadka ku baartaan Dadka Degaanka.

Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.