KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maleeshiyaadka Ahmed Madoobe ayaa Gaarigaan ay wateen Ciidamda Dowlada, saarnaayeenah dad Ciidamada dowladda ay soo Xir xireen oo isku Haystay dhul Ku yaalla Magaalada Kismaayo ku weerareen bartamaha Magaalada.
Wali ma cada Sababta Maleeshiyaadka Raaskambooni ay u weerareen Ciidamda Dowlada.
Ma ahan markii ugu horeesay ee Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Weeraraayaan Ciidamda Dowlada, Bishii December ee Sanadkii hore ayay Weerar kusoo qaadeen bar Kontarol oo ay ku sugnaayeen Ciidamada dowladda Soomaaliya kuna dileen 8 Askari.
Teer iyo markii ey Magaalada Kismaayo Gacanta u gashay Ciidamda Kenya iyo kuwa R/kamboni ayaa waxaa ka dhacay Dilal Qorsheysan oo lamid ah kuwa Muqdisho laga fuliyo iyo dhac iyo far-ku-fiiq Qabaa
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.