KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Afhajeenka Ciidamda Dowlada ee Gobolka Gedo oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Afar Nin iyo Hubkoodi ey maantay isku soo dhiibeen Ciidamda Dowladda.
Nimanka ayaa sheegay in inay u dulqaadan waayeen nolol adag oo ay ku jireen muddadii ay ka tirsanaayeen kooxda al-Shabaab.
Saraakiisha dowladda ee gobolka Gedo ayaa u soo jeediyay maleeshiyada kale ee al-Shabaab inay isku soo dhiibaan Dowladda.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.