Maraykanka Oo Shaki Geliyay Hadalkii Al-Shabaab

Washington (Keydmedia) - Xukumadda Washinton ayaa Shaki gelisay hadal dhawaan ka soo yeerayAl-Shabaab oo ay ku sheegee innay Fasaxeen Hay'addaha Gar-gaarka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhaxaysa.
Warar Keydmedia Online

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Maraykan-ka Haweenaydda lagu Magacaabo Hillary Clinton ayaa sheegtay in Hadalka ka soo yeeray Al-Shabaab uu yahay mid aan lagu kalsoonaan karin.

Hillary Clinton ayaa Dalalka Maraykan-ka la ah Xulufadda iyo Hay

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.