KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Xaafadada Calaley ayaa ah meesha ugu daran ee uu Markabka sida daran u duqeeyay waxaana duqeyntaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhawaac soo gaaray dad rayid.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaayo tirada khasaaraha ka dhashay duqeynta uu Markabka geystay, ilaa hadda ma hayno tiro sax ah.
Faah faahin dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa
Keydmedia.net - Xafiiska, Kismaayo
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.