Masuulyiinta Dowladda oo Xalay Yeeshay Kulankoodii Ugu Horeeyay

Muqdisho (KON)- Xalay waxaa xarunta Madaxtooyada Muqdisho ka dhacay kulankii ugu horeeyay oo ay si wada jir ah u yeeshaa Madaxda cusub ee Dowladda Soomaaliya, ayadoo sidoo kale kulankaasi ay ka qeyb qaateen qaar kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka.
Warar Keydmedia Online

Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Maxamed Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Dr Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

Kulankaan ayaa waxaa intiisa badan looga hadlayay sidoo wadatashiyo uu Ra

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.