KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Sargaal lagu magacaabo Maxamed Salaad oo kamid ahaa maamulka uu hoggaaminayey Madaxweyne Caalin ayaa xaqiijiyey in Caalin gaari doono Magaalada Galkacyo, islamarkaana waxa uu xusay inuu kulamo la qaadan doono Odayaasha, Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka u dhashay deegaanada Galmudug, asagoo garwaaqsaday Khilaaf iyo Doc-kayeer aysan wax ta u aheyn Bulshada Reer galmudug.
Caali ayaa magaalada Gaalkacyo ugu dambeysay mar hor, wixii ka dambeeyay doorashadii ma uusan tagin magaalada Gaalkacyo.
Keydmedia Online -Xafiiska,Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.