Max’ed Dheere “Waqtigu waa is badalay”

Max'ed cumar Xabeeb (Max'ed Dheere) oo xili gudoomiye ka soo noqday gobalka Banaadir oo ka hadlayay kulan ay isugu yimaadeen odayaal, siyaasiyiin, wasiir iyo maamulka xiligan ee gobalka ayaa sheegay in isbadal weyn uu jiro xiligan.
Warar Keydmedia Online

" Waxaan ku faraxsanahay maanta in ay halkan ila fadhiyaan dad kol hore dirir ay naga dhaxeysay isla markaana aniga iyo dadkii hore Dowlada uga tirsanaa nagu tilmaami jiro Dad diinta ka baxay, laakiin hada dhamaanteen dhinaca kale ee wali naga soo horjeeda uu isku dhinac na mariyay" sidaa waxaa yiri Max

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.