KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Warqadda ka soo baxday maxkamadda sare ayaa ugu baaqday xildhibaanada iyo mas’uuliyiinta u ola-oleyna in codka kalsooni siinta R.wasaaraha cusub uu noqdaa qarsoodi ay tahay sharci darro.
Waxa ay dalbadatay maxkamdda in si deg deg ah iyada oo la adeegsanayo nidaamka fartaaga ah laga rabo gudoonka Baarlamaanka inuu codka kalsoonida u qaado R.wasaare Farmaajo.
Wallow hadalkan kulul uu ka soo baxay maxkamadda sare ayaa hadana dhanka kale waxaa xusid mudan in maxkamadda sare ay ku guul dareysatay kol hore xal u helida doodii uu ku doonayay Pro Dalxa ahaanshihiisa gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka taasoo markii danbe nidaam hoose lagu xaliyay.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.