Meleeshiyaadka Beesha Mareexaan ee Ka Tirsanaa Kooxda Shabaabka oo Hubka Dhigay

Kismaayo (Keydmedia) - Ayadoona wali Sheekh C/raxmaan Fiilow uu gacanta ugu jiro Kooxda Amniyaadka ee Axmed Godane ayaa waxaa arrintaasi ka Gadoodday Maleeshiyaadka Beesha Mareexaan ee uu ka soo jeedo Fiilow oo iyagu maanta Hubka dhigay islamarkaana shaaciyay inay ka baxeen Maleeshiyaadka Shabaab.
Warar Keydmedia Online
Meleeshiyaadka Beesha Mareexaan ee Ka Tirsanaa Kooxda Shabaabka oo Hubka Dhigay

Waxaana aad cabsi looga qabaa in xiisad ku aadan tilaabadaasi ay Kismaayo ka dhacdo.

Ilaa 350 nin oo ka tirsanaa Shabaabka kana soo jeedo Beesha Mareexaan ayaa Hubkoodii kala soo wareeggay fariisimaha ay Shabaabku Kismaayo ku leeyihiin, waxaana ay sheegeen in hadii aysan marnaba iyagu ka amaan helaynin kooxda Aminiyaakda Godane aysan dagaalka ku sii jiri doonin.

Nabadoon kamid ah Beesha Mareexaan oo magaciisa qariyay ayaa Keydmedia.net u sheegay in tani ay tahay go

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.