KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ilo deegaanka ah ayaa waxa ay u sheegeen keydmedia in horjoogayaasha ajaanibta ah ee shabaab mid ka mid ah inuu codsaday Gabadha in la siiyo, laakiin arintaasi waxaa ka biya diiday aabaha dhalay Gabadha kaasoo sheegay gabadhiisa in aanu u rabin guur qasab ah.
Alshabaab oo u hanjabtay odaygii ayaa markii danbe waxa ay qasab ugu mehriyeen gabadhi ninkii ajnabiga ahaa.
Sanadkii 2010 horaantiisii ayeey aheyd kolkii Shabaab ay ceelasha biyaha ku dileen nin diiday gabadhiisa In loo guuriyo nin ajnabi ah.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.