KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Munaasabadan oo ay ka qeyb galeen dad tira yar oo ka tirsan Dowlada KMG ah qeybaheeda kale duwan ayaa waxaa hadala kooban ka jeediyay, Gudoomiyaha Gobalka ee dhanka Dowlada ENG-Nuune iyo R.wasaare ku xigeenka C/raxmaan Iibi.
"Waxaanu joognaa meel ka liidata halkii aanu joogno 1960-kii xiligii Gumeysiga aan ka Madax banaananay, taasina waxaa sabab ah dagaalada iyo dhibaatada" sidaa waxaa yiri gudoomiyaha Gobalka Banaadir.
Inkastoo Muqdisho ay munaasbadan ka dhacday ayaa hadana waxaa xusid mudan in Magaalada ay ka socdaan dagaalo isla markaana Dowlada u dabaal dageysa munaasabadahan kaliya ay ka taliso wax aan ka badneyn 5 Degmo oo ka tirsan Degmooyinka Gobalka Banaadir.
wwww.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.