KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wasaaradaha xilalka la kala wareegayo waxaa ka mid ah Wasaarada Warfaafinta , wasaarada gaashaandhiga , wasaarada Maaliyada , Wasaarada Qorsheynta Qaranka.
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadii hore Xuseen Carab Ciise ayaa xilka wasaarada Gaashaandhiga ku wareejinaya Wasirka cusub ee wasaaradaasi C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi.
Wasiirka hose ee Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Mudane C/qaadir Jaahweyn ayaa xilka wasaaradaasi kuw areejin doona Wasiirka cusub.
Keydmedia Online - Xafiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.